Home
Haddaad haysan Bank Account ama Paypal waxa kalood lacagta kubuxinkartaa EVC Plus ama Xawaalad,waxii faafaahin ah oo intaa dheer laxariiri WHATSAP yada hoos kuqoron.
+252610859381
+447424766206
Machadka Al-minhaajKabaro culuumta qur’aanka kariimka, shareecade islaamka iyo koorsooyin kala.Is diiwaan galiBarashada Cilmiga ShareecadaWaxaa lagu baranayaa qeybaha kala duwan ee cilmiga shareecada, sida quraanka, tafsiirka, fiqhiga, siirada rasuulka scw, caqiidada, xadiiska shariifka, fikir iyo fahamka taariikhda, waxayna soconeysaa muddo 2 sano ah.Is diiwaan galiTababarro & KoorsooyinQeybtaan waxaa lagu baranayaa koorsooyin mudda kooban soconaayo oo loogu tala galay in lagu barto qaacida nuuraaniya iyo aasaaka barashada carabiga, koorso loogu tala galay da’yarta kusocota wadada guurka iyo waalidiinta, koorso lagu baranayo farsoomaaliga iyo naxwihiisa, iyo koorso lagu tababaryo macalimiinta rag iyo dumar.Is diiwaan gali
Previous slide
Next slide
Qeybaha Machadka
Barashada Cilmiga Shareecada
Waxaa lagu baranayaa culuumta shareecada waxay soconeysaa muddo 2 sana ah.
Tababarro & Koorsooyin Kala
Waxaa lagu baranayaa tababarro noocya kala duwan ah oo waqtigooda kooban yahay.
Nagu saabsan
Machadka Al-minhaaj waxaa loogu tala galay in qaab online ah looga barto culuumta qur’aanka, shareecada islaamka iyo koorsooyin kala duwan.
Si aad u hesho koorsooyinka aan bixino waxaad si fudud uga heli kartaa page-keena anagoo kaa caawineyna qaabka aad u heli laheyd.