Have a question?
Message sent Close

weydiimo

Su’alaha ugu badan

Al-minhaaj waa machad lagu barto cilmiga diiniga iyo maadiga laguna soo saaro, arday dhinac walba kadhisan kuwaasoo mustaqbalka anfaca umadda.

  • Barnaamij aad ku baraneyso diintaada laba sano. 
  • Barnaamij aad ku baraneyso qur’aanka iyo tafsiirkiisa.
  • koorso af soomaali iyo naxwihiisa.
  • Koorso tarbiyada carrurta ee waalidiinta.
  • Koorso dhalinyarada kusocoto guurka.
  • Kooorso macalimiinta rag iyo dumar. 

Booqa barta internet-ka kadibna halkaa iska diiwaangali sida ugu dhaqsiyaha badan waxaa kula soo xariiri doona machadka Al-minhaaj.

Islamarka aad is diiwaangalisa Al-minhaaj waxuu kugu darayaa fasal u dhigma heerkaada waxbarasha.

Da’da ardayga machadka Al-minhaaj uu qabanayo waxay ka bilaabaneysaa 8 sana illaa inta uu qofka noolyahay, halheyska Al-minhaaj waa adiga oo qalinka haaya dhimo. 

Waxaa lagu bixin karaa lacagta bank account iyo paypal.

Kala xariir cinwaanada kamuuqda hortaada.

Email:admin@machadkaalminhaaj.com

Tell: +447915670844, +252617308237

This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience. We are committed to protecting your privacy and ensuring your data is handled in compliance with the General Data Protection Regulation (GDPR).