Have a question?
Message sent Close

Services

Barashada Cilmiga Shareecada

Barashada shareecada islaamka waxay kuu fududeyneysaa, inaad garato waajibaatka alaah ku saaray, iyo inaad kala fahamto waxii kuu banaan iyo waxii kaa xaaraan ah.

 

Cilmiga ugu wanaagsan ee la barto waa midka shareecada islaamka. 


Koorsada Gaar

Tababarro & Koorsooyin Kala

Koorsooyinkaan waxaad ku baraneysaa luqadda carabiga, tababarro lasiinayo macalimiinta rag iyo dumar, iyo da’yarta kusocota wadada guurka.

 

Sidoo kala waxaad heleysaa koorso lagu baranayo af soomaaliga iyo naxwihiisa.


Koorsada Gaar

Machadka Al-minhaaj

Machadka Al-minhaaj waxuu in muddo ah kasoo shaqeynayay howlaha waxbaridda taasoow ka kasbaday khibrad dheeraad ah.
Baro qeybaha kala duwan ee uu bixiyo machadka Al-minhaaj, kuna baro adigoon gurigaaga soo dhaafin qaab online ah.

This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience. We are committed to protecting your privacy and ensuring your data is handled in compliance with the General Data Protection Regulation (GDPR).