About
Qorshaheena
Machadka Al-minhaaj waxuu kuu diyaariyay duruus iyo koorsooyin heer sara ah oo lagu baranaayo qaab casri ah, ayada oo laga faaideysanaayo teknoloojiyada casriga ah.
Qiyamkeena
Maamulka Machadka Al-minhaaj waxuu ku dadaalayaa had iyo jeer diyaarinta adeeg waxbarasho oo taya leh.